Qabiillada Iska Leh 10-ka Idaacadood Ee Ugu Caansan Koonfurta Soomaaliya!

MAgaalada Muqdisho waxaa ku yaalla inkabadan 40 idaacadood oo maxali ah kuwaas oo qaababkala duwan iyo arrimo kala duwan ka hadla.

Kuwa diinta ka hadla, kuwa arrimaha Sportska gaar u ah, kuwa ganacsi, kuwa waxbarasho, iyo kuwa kale oo siyaasadda iyo arrimaha caadiga ah ka hadla.

Balse meel walba ama idaacad walba iyo qofka iska leh, waxa aan maanta diirradda saari doonaa idaacadaha magaalada Muqdisho iyo qabiillada iskaleh, ama dadka madaxda ka ah qabiilka ay yihiin; keliya 10-ka idaacad ee ugu caansan ayaan soo qaadan doonaa haddii uu rabbi yiraahdo.

  1. Radio Shabeelle= Hawiye=Hiraab, Habar Gidir

  2. Dalsan= Hawiye= Muddolood- Abgaal

  3. Kulmiye= Hawiye=Hiraab, Habar Gidir

  4. Risaala= Hawiye= Muddolood- Abgaal

  5. Mustaqbal= Hawiye=Hiraab, Habar Gidir

  6. Danan= Dir=Biyamaal

  7. Goobjoog= Hawiye=Hiraab, Habar Gidir

  8. GoolFM= Hawiye=Hiraab, Habar Gidir

  9. Radio Banaadir Hawiye Muddolood Abgaal

  10. Haatuf: Hawiye Muddolood Ujeedjeen