Ra’isalwasaare Kheyre oo Wariye Caan ah U magacaabay la taliye

Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa u magacaabay lataliyihiisa Arrimaha Warfaafinta iyo Wacyi gelinta Afhayeenkii hore ee Maamulka Koonfur Galbeed C/Qaadir Maxamed Nadaara oo ka mid ah wariyaasha Ugu Caansan Soomaliya.

Wareegto maanta ka soo baxday Xafiiska Ra’isalwasaaraha ayaa lagu sheegay in Ra’islawasaaraha ogaaday in ay jirto baahi loo qabo xilkan sidaas darteedna uu u magacaabay Nadaara.

Mahaan Hoos ka aqriso Wareegtada.