Muxuu Hadda U Baahan Yahay Sheekh Cali Dheere? (Qorshe Aan Horay Loo Arkin)

Afhayeenka Alshabaab Cali Maxamed Raage Cali Dheere ayaa kamid ah siyaasiyiinta diinta ay madax martay islamarkaana wakhti aad u liita ku qaatay Alshabaab.

Cali Dheere ayaa u baahan in uu kasoo noqdo Alshabaab iyo fikirkooda xun, maadaama uu da’ dareemayo, islamarkaana waxa uu ku jiray uu yahay fal xun.

Sheegashada dilalka joogtada ah, iyo qaraxyada waa wax yaabaha ugu wayn ee kordhin kara qalbi madoobaadka ku dhacay wadaadkaan diintu  Madax martay.

Si lamid ah Rooboow Abu Mansuur ayuu u bahanyahay in laga saaro liiska argigixisada, inkastoo isaga uu ku qanacsan yahay aragtidaas gurrancan.