Fanaanka caanka ah ee Ilkacase Qays ayaa soo dhammeystiray heestii caanka ahayd ee “Igu Sawir” waxaana eraydeeda kamid ah kuwa uu ku durayo madaxda qaranka iyo shakhsiyaadka la xiriira.
CAmoole Miyaa Haa* Igu Sawir
Cuuryaan Miyaa Haa * Igu Sawir
Calanka Miyaa Haa * Igu Sawir
Waddan Baan Ahay * Kaalay Iska Arag
__________________________
Oday Jir Jiroollaha* Maslugaagleyda
Abriska oomman* Eyga Ooya
Abeesada Jiifta * GAleydhka Gaarin
Xirsigu Xirtahay *Sixirka Dugsada
……
Ina Bulaale* Ina Igu Sawir
HAdda is casil* oo Hadda Na dhaaf
Intay goori goor tahay * Hadda Na dhaaf
Waan ogaanay * hadda na dhaaf
______________________
CAmoole Miyaa Haa* Igu Sawir
Cuuryaan Miyaa Haa * Igu Sawir
Calanka Miyaa Haa * Igu Sawir
Waddan Baan Ahay * Kaalay Iska Arag
Af Turumbo (Kheyrre)* Yaa Yiri Ka tali
Oo Afkaaga xiro *uma qalantid Iskoris waaxid
Akhlaaqda barro * oo Soo Baro
Maalayacni Qabiil Aabbihiis * Aalbiitaro Koobka Qabiilka sii
Arsenal (Shabaab) baad tahay * Shacabkuna wuu ogyahay
Baarlamaanku ku arag * Xaggey Baad aadi
___-_______________________________
CAmoole Miyaa Haa* Igu Sawir
Cuuryaan Miyaa Haa * Igu Sawir
Calanka Miyaa Haa * Igu Sawir
Waddan Baan Ahay * Kaalay Iska Arag
Haddii aad doonto halkan ka daawo iyadoo dhammeystiran.
Erayada oo dhammeystiran dib ayaan idin soo gudbin doonaa, waxaana qoray oo isku soo duba riday Xuseen Madoobe