“IGU SAWIR” Sawir qaadayaasha ugu howsha badan oo ay madaxda dalka kala qaateen

1- Cali Ducaale ayaa horay uga mid ahaa Kooxdii Ololaha Madaxaweyne Farmaajo, haatan waa Camera Man-ka rasmiga ee Madaxweynaha.

2- Camera-manka kale ee reer Hargeysa Mohamed Cambe ayaa isna noqday Sawir qaadaha gaarka ah ee Ra’iisul Wasaaraha.

3- Camera-manka Saami Cadde oo Muqdisho caanka ka ah ayaa haatan waxaa la ii sheegay inuu ka mid noqday Camer-manada Gobolka Banaadir ee uu hoggaamiyo Guddoomiye Taabid