Sawirro:- Dukaan Soomaali Leedahay Oo Dab La Qabad Siiyay

Wararka naga soo gaaraya Koonfur Afrika waxa ay sheegayaan in Dab la qabadsiiyay dukaan Soomaali ay leedahay oo halkaas ku yaallay.

Guddoomiyaha Jaalliyadda Soomaalida South Africa Maxamed Cabdullahi ayaa warbaahinta u sheegay in dab la qabadsiiyo, dukaan Soomaali ay leedahay, islamarkaana khasaaro uu ka dhashay.

Haddaba Daawo Sawirrada Dukaankii La Gubay.