Taxanaha Shakhsiyaadka Ugu Caansan Beesha Abgaal (Qaybta Labaad)

 Haddii aan nahay bahda Shaaciye.com waxa aan idin soo gudbin doonaa tixanayaasha shakhsiyaadkii ugu caansanaa beel waynta Abgaal taariikhda, maalin walba tiro dad caan ah ayaan idin soo gudbin doonaa haddii uu illaahay idmo.

  1. Mohamed Omar Habeb Dhere, Geesi, Qabqable iyo Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Banadir

  2. Omar Muhamoud Finnish, Xildhibaan

  3. General Daud Abdulle Hirsi, Taliyihii Ugu Horreeyay ee Ciidanka Booliska Soomaaliya

  4. Salad Ali Jelle, Wasiir Kuxigeenkii Difaaca Dawladdii AUN Cabdullahi Yusuf Axmed

  5. Musa Sudi Yalahow, Qab Qable iyo Sanator kamid ah aqalka Sare ee Soomaaliya

  6. Ali Jimale, Aqoonyahan wax ka dhaga Jaamacadda Newyork

  7. Mohamud Siad Togane, Somali-Canadian Gabyaa ah, Aqoonyahan, Siyaasi

  8. Adde Gabow (Mohamed Ali Hassan), Siyaasi Iyo duqii Hore Muqdisho

  9. Abukar Umar Adani, Ganacsade Iyo Wadaad Diimeed.

  10. Bashir Raghe Shiiraar, Ganacsade,

  11. Sheikh Ali Dhere, Wadaad, Qaaddigii ugu horreeyay ee Soomaaliya ay yeelato markii ay dhacday dawladdii dhexe.

Waxaa qoray Xuseen Madoobe Agaasimaha Shaaciye.com.