AKHRISO: Madaxweynaha Jubbaland oo Magacaabay Wasiir KMG ah 1st August 2017 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Viber Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa sii hayaha Xilka Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha u Magacaabay Xildhibaan Cabdiwaaxid Axmed Yare