Haddii aan nahay bahda Shaaciye.com waxa aan bilaabi doonaa tixanayaasha shakhsiyaadkii ugu caansanaa beel waynta Abgaal taariikhda, maalin walba tiro dad caan ah ayaan idin soo gudbin doonaa haddii uu illaahay idmo.
- Hassan Sheikh Mohamud, Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya
- Nur Hassan Husein, Ra’iisul wasaarihii dawladdii kumeelgaarka Cabdullahi Yusuf AUN
- Sharif Ahmed, Madaxwaynihii Soomaaliya Iyo guddoomiyihii Maxkamadaha Islaamiga.
- Ali Mohammed Ghedi,Ra’iisul wasaarihii dawladdii kumeelgaarka Cabdullahi Yusuf AUN.
- Ali Mahdi Muhammad, madaxwaynihii Soomaaliya laga bilaabo January – November 1991
- Hussein Kulmiye Afrah, madaxwayne kuxigeenkii Siyaad Barre .
- Ahmed Maxamed Xasan, Korneel ciidanka cirka ka tirsanaa.
- Ali Geedi Shadoor, Duqii beesha ABGAAL ugu daacadsanaa
- Dr. Hussein Ali Ahmed, Duqii Hore ee Mogadishu
- Salaad Gabeyre Kediye, General sare oo hoggaaminayay afgembigii kacaanka
- Ismail Jim’ale Osoble, Qareen iyo wasiirkii warfaafinta Aden Abdulle Osman
Waxaa isku soo arruuriyay Xuseen Madoobe oo Ah Tafatiraha Websitek-ka Shaaciye.com