FIIRSO Sawirrada Qarixii Ka Dhacay Muqdisho

Qarax Xooggan ayaa ka dhacay Super Market ka caanka ah ee Midnimo Mall oo kuyaalla degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.

Haddaba Hoos Ka daawo Sawirrada Qaraxaas.