FIIRSO: Muuqaal Aan Carruurta Iyo Hooyooyinku Daawan Karin Oo Laga Soo Duubay Qarixii Ka Dhacay Muqdisho!

Waa mid kamid ah muuqaalladii ugu naxdinta badnaa ee laga soo duubay qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Super Market-ka Midnimo.

Fadlan haddii aad calool jilcan tahay ha daawan Muuqaalkan.