DEG DEG Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Muqdisho

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho waxa uu sheegaya in dhawaan laga maqlay qarax aad u wayn oo dadka oo dhan ay maqleen.

Qaraxa ayaa ku aaddan agagaarka Saldhigga degmada Waaberi, waxaana uu u eg yahay mid qof lala beegsaday, halka warar kalena ay sheegayaan in gaari is qarxiyay.

Wixii warar ah dib ayaan idin kala soo socod siin doonaa haddii uu ilaahay idmo.