FIIRSO Muuqaal Laga Sameeyay Kaniisadda Cusub Ee Magaalada Hargeysa

Magaalada Hargeysa waxaa dhawaan laga furay kaniisad ay ku cibaadeysanayaan dadka Aan Muslimka ahayn, sidoo kalena heysta diinta masiixiga.

Si kastaba ha ahaatee ila daawo muuqaalkan laga sameeyay kaniisadda cusub, oo qaar dhismeed cajiib ah loo naqshadeeyay.