DEG DEG heshiis dhex maray Fanaanka Ilkacase iyo Farmaajo

DEG DEG heshiis dhex maray Fanaanka Ilkacase iyo Farmaajo kaasoo ah in heestiisa cusub ee IGU SAWIR laga waareejiyo Madaxda Dowladda Soomaaliya maadaama ay noqotay mid Bulshadu aad u hadal heyso ilaa maalmihii la soo dhaafay.

Sidaa darteed Fanaanka ILKACASE ayaa sheegay inuusan joojin karin balse uu u sheegi doono shacabka Soomaaliyeed inuusan Farmaajo iyo Kheyre ula jeedine ee uu ula Jeedo Madaxda ismaalulka Soomaalida Ethiopia, Dhawaan Ayub’s ku dhawaaw doonaa

HESHIISKA AYAA HADA QADKA TELEFOONKA KA DHACAY