Madaxwaynaha Hirshabeelle Oo Xilal Cusub Magacaabay

Madaxwaynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulle Cosoble ayaa xilal cusub u magacaabay maxkamadda sare ee maamulkaas.

Sidoo kale xilalka uu magacaabay waxaa kamid ah guddoomiyaha maxkamadda racfaanka gobolka Hiiraan iyo guddoomiyaha maxkamadda magaalada Beledwayn.

Si kastaba ha ahaatee hoos ka akhriso Wareegtadii uu xilalka ku magacaabay madaxwayne Cosoble.