Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xafiiskiisa u Magacaabay laba la taliye.
Labadaan la taliye oo uu magacaabay madaxweyne Farmaajo ayaa dhowrkii maalin aynu soo dhaafnay aad loo hadal hayay magacaabistooda.
1 – Abdirizak A. Hassan (Durqun) Waxaa Madaxwaynuhu u magacaabay lataliyaha Madaxwaynaha dhanka arrimaha siyaasadda
C/risaaq waa aqoonyahan siyaasi ah, waxaa uu xilligiiDowladii Kumeel-gaar ka ahayd ee AU MadaxwayneC/llaahi Yuusuf uu soo noqday AgaasimahaMadaxtooyada Soomaaliya.C/risaaq wuxuu lataliyaha dhanka arrimaha siyaasada uahaa Ex PM Cumar C/rashiid, waana aqoon-yahan bartaycilmiga siyaasada.
2- Nour Diinaari waxaa Madaxwaynuhu u magacaabayLataliyeNuur waa siyaasi soo qabtay jagooyin kale duwan,Dowladii Madaxwayne Shariif Sh. Wuxuu ahaakuxigeenka Agaasinka Madaxtooyada, Xilligii M/horeee Xassan Shiikh-na wuxuu soo noqdey Wakiilka Soomaaliya u fadhiya Urur Gobolerdka IGAD.