FIIRSO: Fanaannad Reer Yurub Ah Oo Ku Luuqeysay Hees Caruurreedka Soomaalida Ee “Huuwaaya Huuwaa”

Dhaqan ahaan Soomaalida waa dad suugaan xajmi leh, sidoo kalena dadyawga caalamkana ay u riyaaqaan, marka ay maqlaan.

Qof walba oo Carruurnimo soo maray islamarkaana Koonfurta Soomaaliya aqoon ayuu u leeyahay heesta caanka ah ee “Huuwaaya Huuwaa’a,” oo markii uu yaraa ayaa lagu ciyaarsiin jiray, haddaba mid kamid ah fanaaniinta reer Yurub ayaa soo cusbooneysiisay heestan oo ku qaadday Af Soomaali iyo Luuq Sawaaxilli laga dhadhansan karo.

Daawasho wacan Heestii HUUWAAYA HUUWA oo fanaanad ajinabi ah qaadeyso.