Xildhibaannada Hirshabelle ayaa kulan xasaasi ah ku yeeshay Hotelka Maka Almukarrama

Xildhibaannada dowladda federaalka Soomaaliya ee kasoo jeeda Hirshabelle ayaa kulan xasaasi ah ku yeeshay Hotelka Maka Almukarrama waxayna soo saareen go’aamadaan: –

*Xildhibaannada iyo madaxda Dowladda Hirshabelle in ay kahortagaan Colaadaha soo noqonoqotay iyo xallinta kuwa kataagan deegaanno kamida Hirshabelle.

*Xildhibaannada ayaa isku raacay in aysan marnaba aqbalayn miisaniyada lamarin habaabiyay ee dowladda dhexe uqoondeysay Dowlad goboledka Hirshabelle.

*Xildhibaanada ayaa sidoo kale isku raacay in maxada Hirshabelle iyo xildhibaannada in ay wada shaqeeyaan waxaana arinkaa loosaaray gudi farsamo Xildhibaano ah.

Mahadsanidiin Hassan Abdikadir Mudey.