Akhriso:-Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya oo Shaacisay Natiijada Imtixaankii

Wasaarada waxbarashada soomaaliya ayaa ku dhawaaqday liiska ardayda kaalmaha hore ka gashay imtixaankii shahaadiga ahaa ee laga qaaday arday ku sugan maamul goboleedyada marka laga reebo Puntland.

Liiska 10ka Arday ee ugu sareesa ayaa kala ah:

1-Cabdi Qadar Cabdullaahi Salad Colow             94%

2-Axmed Cabdiraxmaan Ibraahim   cali              93.71%

3-Shaafici xasan maxamud kaahiye                   93.29

4-Mascuud Cumar  Cabdi Qaasin  xasan               93.14%

5-Bashiir Maxamed Xirsi Diiriye                         92.86%

6-Salmaan Cali Xaaji Aadan Cali                        92.79%

7-Cabdirizaaq Macalin Ibraahim Nuux Daa’uud    92.71%

8-Maxamed Haashim Maxamed Saalax               92.57%

9-Cimaadudiin Abuubakar Sheekh C/laahi           92.50%

10-Cabdullaahi Xasan Maxamed Maamoow          92.43%

Wasaarada ayaa sidoo kale balan qaaday in aay dhawaan soo gudbi doonto dhamaan natiijada imtixaanka si uu arday walba u arko dadaalka uu sameeyay.