Xaywaankee Baa Sabab U Ah In Ay Alshabaab Mar Kasta Muqdisho Qarax Ka Geystaan? (Sir Aad La Yaabi Doontid)

Dhaqan ahaan ummadda Soomaaliyeed waa ummad xadaari ah oo dadyowga caalamka intiisa kale la socota, sidoo kale waxa ay leedahay waxyaabo ay ka xishooto oo ay badanka ku deg degin.

Xayawaanka Eyga la yiraahdo, inkastoo diini ahaan uu xaaraan yahay, haddana caalamka aan maanta joogno waa mid kamid ah hubabka amaanka lagu sugo, oo waxaa jira Eeyo loo soo tababaray in ay fashiliyaan qaraxyada islamarkaana ay uriyaan baaruudda iyo sunta qaraxda.

Si kastaba ha ahaatee qofka Soomaaliga ayaa aad uga faana in ay Eey kaxeystaan, uguma jiraanba askarta, oo dulqaad ahaan aad kaga liita dadka kale.

Haddii ay ciidanka Soomaalida ay adeegsadaan Eeyaha, waa marka keliya ee la ogaan karo, lana fashilli karo qaraxyada Alshabaab ay gaadiidka kusoo qariyaan.