Xog sheegeysa In la dilay Afhayeenkii ALshabaab Cali Dheere

 Xog laga helay Sirdoonadda Maraykanka iyo Somalia ayaa muujinaysa in la dilayo Afhayeenkii Kooxda Alshabaab, Cali Maxamud Raage oo loo yaqaanay Cali Dheere.

 Hawlgalka lagu dilay oo ay iska kaashadeen Maraykanka iyo Kumaandoosta Somalia uu ka dhacay Subaxnimadii Khamiista Deegaanka Kuunya Baroow oo Koonfur ka xiga Magaalo Xeebeedka Baraawe ee Gobalka Shabeeladda Hoose.