Dagaal ka dhex qarxay Ciidamada Galmudug iyo kuwa Ahlu sunnah

Dagaal  Gacan k hadal ah ayaa dhex maray ciidanka Galmudug iyo Ciidamada Maamulka Gobolada Dhexe ee hlusuna Wal-Jamaaca.

Bashiir Daahir Dhegabadan, Gudoomiyaha deeganka xeraale ayaa sheegay in ay soo weerareen Ciidamo ka tirsan Maamulka Gobolada Dhexe ee hlusuna Wal-Jamaaca islamarkaana uu dagaal kooban dhex maray labada dhinac.

Sababta keentay dagaalkaas ayaa waxa uu ku sheegay in ay tahay in iyagu ay yihiin kuwo taageersan Mamulka Galmudug ee uu Madaxweynaha ka yahay Axmed geelle ducaale (Xaaf) halka Ahlusun ay iyana diidan yihiin,Waxa uuna sheegay in daagalkaas uu ku geeriyoody hal qof.