FIIRSO Al-Shabaab oo Qori iyo Kitaab guddoon siisay imaamka ay Beesha Mudullood U Doobteen

Maalmo ka hor ayaa deegaan ka tirsan Aadan Yabaal ee gobolka Sh/hoose lagu duubay Imaamka beesha Mudullood, waxaana abaabulka xafladda ku dhawaaqida Imaamkaan la aaminsan yahay in Al-Shabaab soo abaabushay.

Xafladdii lagu caleema saarayay Imaan Imaam Maxamuud Xaaji Xaamud ayaa waxaa ururka Al-Shabaab ay ku guddoon siiyeen qori AK-47 ah iyo Kitaabka Qur’aanka kariimka.