DAAWO Mid Kamid Ah Wareysiyadii Ugu Cajiibsanaa Ee Lala Yeesho Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur

Kaddib markii ay dawladda Mareykan ka xaqiijisay in ay ka saartay liiska argiggixisada afhayeenkii hore ee ururka Alshabaab Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur, waxa aan idin la wadaagi doonaa mid kamid ah wareysiyadii ugu waa wayn ee lala yeeshay taariikhda hoggaamiyahaas wakhtiga dheer duurka ku jiray.

Wareysigan waxaa la yeeshay TV ga Aljezeera, wuxuuna ahaa 8-sano kahor, sannadkii 2009-kii, waxbadan oo ururka Alshabaab iyo quseeya waaqicii xilligaas ayuu ka hadlaya, maadaama xilligaas uu difaacayay aragtida Alshabaab oo uu Af-hayeen u ahaa.

Haddaba waakan Wareysiga oo Af Carabi Ah.