Inkastoo ay jiraan qaraxyo iyo dilal magaaladda ka dhaca, hadana Muqdisho ayaa dhanka kale sameyneysa hormar balaaran oo dhanka amaanka iyo isu socodka dadka ah
Sawiro Qurux badan oo laga soo qaaday qeybo kamid ah Muqdisho gaar ahaan Wadada Dheer Wadnaha, iyo Qeybo Kamid ah Wadada Maka Almukarama, ayaa waxaa lagu daabacay Wakaaladda Wararka ee Soomaaliya ee Sonna, waxaana kaaga muuqan doona sidoo kale muuqaaladda laga Billaabo Fagaaraha Terabuunka illaa Isgoyska Jardiinka.
Mahad Celin Gaar Ah:- Ismaaciil Muqtaar Cumar (Orange)
Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan (Maaskaro)