War Deg Deg ah : Qarax Xooggan oo Goordhaweyd Ka Dhacay Muqdisho

Wararka haatan naga soo gaaraya Degmada Waabari ayaa ku waramaya in qarax gaari looo adeegsaday in lagu qarxiyay afafka hore ee Saldhiga oo ku yaala Wadada Maka Ala mukaramah

Goob-joogayaal ayaa  u sheegay Warbaahinta in qaraxa gaari loo adeegsaday islamarkaana uu jiro qasaaro.

Wixii kusoo kordha kala soco shaaciye.com