Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Caasimadda KMG ah ee Maamulkaasi.

Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmed Dacaalle Xaaf ayaa maanta wareegto uu soo saaray Waxa uu ku magacaabay Caasimadda KMG ah ee Galmudug waxaana loo magacaabay Magaalada ay hada ku shaqeeyaan Maamulkaasi ee Cadaado.