FIIRSO:- Ciyaariyahankii Hore Ee Kooxda Barcelona Xavi Hernandez Oo Weerar Ku Qaaday Sucuudiga

Kubad shaqlihii hore ee kooxda Barcelona Xavi Hernandez ayaa aad uga soo horjeestay go’aankii ay waddamada Khaliijka ku saareen cunaqabataynata lagu soo rogay waddanka Qatar.

hoggaamiyihii hore ee xulka La Roja (Spian) oo inta badan marka uu garoonka ku jiro lagu yaqaano nabad-doonimo ayaa sheegay in xaalka lagu dhammeeyo wanaag iyo nabad, caksiga wuxuu aad uga hadlay xaaladda iyo dhibaatada ka dhallan karta haddii uu sii socdo go’doominta lagu hayo Qatar.
Xavi ayaa kasoo ciyaaray horyaalka heerka koowaad ee dalka Qatar, isagoona soo xirtay maaliyadda kooxda Alsad, kaas oo xitaa horay uu ugu soo ciyaaray halyeeygii Real MAdrid iyo qaranka Spain Raul Gonzalez Blanco.
Haddaba Daawo Muuqaalkan u duubay war-wadaha reer Qatar ee Being Sport, islamarkaana lasoo dhigay Twitter ka.