DEG DEG: Hoobiyayaal Lagu Garaacay Stadium Muqdisho

Wararka aan ka heleyno Garoonka Stadium Muqdisho ayaa ku waramaayo in Hoobiyayaal lagu garaacay oo ay hada ku socdaan halkaasi.

Garoonkaan ayaa waxa uu saldhig u yahay Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM oo in mudo ah deganaaa, ilaa iyo dhowr hoobiyayaal ah ayaa lala dhacay waloow qasaaraha aan weli la xaqiijin.

Goob jooge ku sugan agagaarka Garoonkaasi ayaa Shaaciyecom u xaqiijey in ilaa iyo 3 hoobiyayaal lagu tuuray halkaasi.

Halkaani kala soco wixii warkaan kusoo kordho