LIIBIYA OO AY KA BILAABATAY IN LACAG ABAAL MARIN AH LA SIIYO QOFKII SOOMAALI SOO SHEEGO !!

LIIBIYA OO AY KA BILAABATAY IN LACAG ABAAL MARIN AH LA SIIYO QOFKII SOOMAALI SOO SHEEGO !!

HADABA YAA U SABAB AH ???

Magafaha 1aad ee ubadkeyna silica iyo saxriirta waa muqalasiinta Soomaalida ee qorshahan madaxfurashada ah u dejiyay Carabta ma naxayaasha ah

Magafaha 2 aad waa kuwa Facebook ganacsiga ka bilaabay ee live ama TOOS u soo geliyo dhalinteena oo rafaadsan, si ay u fududaato una badato acagta madaxfurashada ah ee ay carabta la qeybsadaan.

Magafaha 3 aad waa kuwa SHARE gareeyo ee aan xaqiiqda ogeyn laakindaacad iska ah oo raba in dhalintaas wax loo qabto.

Magafaha 4 aad waa Xawilaadaha kuwa leh oo ayagana la cadeeyey in ay yihiin kuwa howshaasi qeyb weyn ku leh.

Balse Soomaaliyeey mid ogaada madaxfurashada oo la ogolaado waxay dhalisaa dhibkii jiray mid ka sii badan, oo hadaba nin walboo Liibiyaan ah waxow bilaabay ar yaa Soomaali arkay.

Waxaa bilaabatay in Soomaalida loo raadsado sidii kuwii qatay xanuunka korka wada CAD CAD ee ay Afrikada dhexe u arkaan daawo oo cuna