Madaxa Xiriirka Booliska iyo Kuwa Maamul Gobaleedyada Oo La Magacaabay

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Gen.Saacid ayaa S/Guuto Abdirisaaq Afgadud u magacaabay taliyaha isku dhafka ciidamada Booliiska Soomaaliyeed iyo xiriirka maamul goboleedyada.

Taliye Abdirisaq Afgaduud waxaa uu hore usoo noqday Taliyaha Ciidamada Police-ka  ee Maamul Gobaleedka Puntland.

Waxaa loogu baaqay in uu ka shaqeeyo xiriirka booliska soomaliyeed iyo kuwa maamul Gobaleedyada dalka ka jira, oo uu hada ka dhaxeen wada shaqeen sidaas usii buuran.