DEG DEG: Qarax Weyn oo Goordhaweyd Ka Dhacay Muqdisho

Qarax xoogan oo loo malaynayo in uu ahaa mid dhulka lagu aasay  ayaa  goordhaweyd waxa uu ka dhacay Gudaha magaalada muqdisho ee caasimadda Soomaliya.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay Xaruntii madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/qaasim Salaad Xasan, Degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

Wixii kusoo kordha kala soco shaaciye.com