Ciidamada Xoogga oo dhaqdhaqaaq ka wada Shabellaha Hoose

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay in ay Saakay dhaqdhaqaaqyo Xoog leh ay ka wadaan qeybo ka mida Gobolka Shabellaha Hoose.

Degaanada Aw-dheegle iyo Janaale oo ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose islamarkaana ay Shabaab Maamulaan ayaa la soo sheegayaa in ay Saakay ka jirto Cabsi Xoog leh iyo Dhaqdhaaqyo Ciidan.

Dadka ku nool Janaale iyo Awdheegle ayaa la sheegay in ay qabaan Cabsi Xoog leh kuwaas oo ka Cabsi qaba in lagu dul dagaalamo.