WAR DEG DEG:- Diyaarad Goordhow ku burburtay Garbahaareey

Wararka naga soo gaaraya Magaalada garbaahaarey ee Gobalka Gedo ayaa sheegaya in Goordhow Diyaarad ku burburtay Garoonka diyaaradaha Magaaladaasi, waxaana sidaas inoo xaqiijiyay Mas’uuliyiinta Garoonka.

Diyaaradaan ayaa waxaa la sheegay in ay aheyd Diyaarad yar oo ah nuuca ay isticmaalaan Hay’adaha Qaramada Midoobey.

Ilaa iyo hadda lama xaqiijin khasaaraha ka dhashay diyaaradaasi.

Faah Faahib dib kala soco Insha,allah