DHageyso: Waraysi Xasaasiya oo laga qaaday Wasiirka Arimaha Gudaha Hirshabelle iyo Sababaha Isbadalka Loogu Sameeyay””

Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlad Gobaleedka hir-shabeelle Maxamed Cali Caadle oo waraysi laga qaaday ugu hadlay Isbadalka lagu sameeyay Maamulada Degmooyinka Mahaday Iyo Cadale sidoo kale deegaano Hoostaga degmada Balcad oo aay booqdeen dhawaan.

Mahaan Hoose ka Dhageyso Waraysiga Wasiir Caadle